Bisha Rabadaan maanta waa 19,Bisha sadex meelood baa tegay sida muuqata Alle ha inaga dhigo kuwa Alle Cibaadadooda aqbalo.
Bisha Rabadaan waxay bilatay 17kii Feb,waxaa la Soomay 18kii Feb, Feb waxay ku dhamaatay 28m.
Waxaynu ku lahay Bisha Feb 11m,maanta Bisha March waa
8m,haddii aynu isu geyno 11+8=19m
Rabadaan waxaa hay 11m haddii Alle idmo.
Alle ha ina gaadhsiiyo Maalinta farxada oo ku beegan 19ka Feb
Comments