Waa maxay sababta Habarta Adna Aden xilligan aad loogu hadal hayaa?
Adna Aden ma Gaaladbaa mise waa Muslimad?
Dhaqanka Adna Aden ma mid Muslimbaa mise waa mid Gaal?
Maxay tahay sababta loo siiyey bilad sharafta Templeton Prize?
Adna Aden muuqaal ahaan uma eka Qof Muslim ah dhaqan ahaan.
Adna Aden inbadan waxaa lagu xamayn jiray in ay furtay School iyo Jaamacad lagu magacaabo Abaarso oo soo saarta Arday dhaqan xun,sida dadka isku Jinsiga ah ee wax iska dayda.
Adna Aden waxaa bilad sharafta lagu siiyey baa layidhi,in ay sheegtay in Diimuhu isku mid yihiin,oo aysan waxba ku kala bedelayn badan koodu.
Biladan horay yaa loo siiyey?
Biladan waxaa horay loo siiyey Haweenay lagu magacaabi jiray Mother trezy 1973,waxayna ahayd Naag u Ololaysa,Diinta Christainka.
Somaliland Adna waxay ugu magacaaban tahay,Ergeyga arimaha Citiraaf raadinta,waana shiqsi muhiim u ah marka laga hadlayo meesha ay ugu jirto Somaliland.
Somaliland ma Diinta Christainka ayaa laga faafiyaa?
Ka dhiibo ra'yigaaga:
Comments