Sool wey xoroobaysaa,wakhti dhow,snm'na dib ugu soo laaban mayso,ciidamada xaq u dirirka Ssc waa in ay u diyaar garoobaan,sidii ay cadowga Taagta daran u jabin lahaayeen?
Dagaalka Iran iyo Yuhuuda Dagaalka Iran iyo Yuhuudu wuxuu gala maalintii 6aad oo xidhiidh ah,waxaa muuqata in aan weli guul laga gaadhin Iran oo iyadu ku gacan sarayso sida muuqata. Iran waxay la soo baxaday awood dheeri ah oo aysan filayn Yuhuuda iyo Trum midna oo weli waxay Iran ridaysaa Hub casri ah oo ay ka mid yihiin Galtaalo Haybarsonik ah iyo Diyaarado Drone ah oo casri ah. Iran waxay weerartay ilaa 12 wadan oo khaliijka u badan waxaana ka mid ah dalalkaay weerartay: 1.Sucuudi 2 Emarates 3.Bahrayn 4.Kuwait 5.Qadar 6.Ciraaq 7.Qobrus 8.Seria 9.Turki 10.Azerbijan 11.Israil Inta la sheegay Dowladaha ay werertay Iran waxaa Saldhigyo kuleh Maraykan waana sababta ay u weerartay. Hadaba yaad isleedahay dagaalkan wey ku guulaysanaysaa?
Comments