Wararka ka imanaya gobolka Togdheer ayaa sheegaya in maanta dagaal ka dhacay Tuulada lagu magacaabo Cali Saahid,halkaas oo Burco kaga beegan dhanka hawdka,dagaalka ayaa wuxuu u dhexeeyaa labo beelood oo walaalo ah oo halkaas wada dega,dagaalka ayaa salka ku hayaa muran dhuleed,warka ayaa intaas ku daraya inkhasaare kala duwan soo kala gaadhay Maleeshiyo beeleedka dagaalku dhexmaray,waxaa la sheegay in hal ruux ku dhintay dhowr kalena ku dhaawacmeen.
Wixii warar ah ee kasoo kordha kala soco:Www.Somaliman.com
Comments