Waxbarashadu waa u muhiim qofkasta oo bini'Adam ah,sababtoo ah Qofku haddii uusan aqoon lahayn Xoolaha waxba kama duwana,keliya Hadalka ayuu kaga duwan yahay.
Maanta Aduunyadu waxbarasho ayey isku dhaaftay,oo sida loo kala horumarsan yahay ayaa loo kala Aqoon badan yahay
Ummadda Somaliyed waa in ay Aqoonta ku baraarugaan?
Comments