Colaadaha sokeeye ee Geeska Africa ka holcayaa maxay salka ku hayaan?
Waase xagee meelaha ugu daran ee colaaduhu ka socdaan?
Dalalka Ethiopia
Suudaan
South Sudan
Somalia
Colaadaha Dalalkan ka aloosani waxay salka ku hayaan Qabyaalad,Fakhri,Gacmo shisheeye oo isu adeegsanaya Qabaa'iilka Deegaanka iyo Dalalka Shisheeye oo Dano Khaas ah ka leh, Dalalkan Colaaduhu kasocdaan.
Comments