Degmada ceerigaabo Nabadeedu waxay kujirtaa iyada oo maamulkastaa dhiniciisa maamusho,sababtoo ah haddii aan taas la helin,waxaa jiri doonta welwelka laga qabo in colaado sokeeye dib uga qarxaan Gobolka Sanaag!
Somalidu wax aan micno lahayn ayey isku haystaan,looma baahna waxaan micno lahayn in dhiig Somaliyed ku daato!
Beelaha reer Sanaag Qola kastaa deegaankeeda ha iimaansato?
Comments