Jigjiga waa magaalo madaxda DDS, waana magaalo istaraatiiji ah,dhan walba oo aad eegto,lkn waxay u muuqataa in Qoomiyadaha Ethiopia ay aad ugu soo fidayaa,iyaga oo si dhab ah u dedgaamaysanaya,haddii ay soo galootiga faraha badan tahay iyo haddii ay dhanka Canfarta iyo Oromada tahayba? Jigjiga beri dhow gacanta Somalida maka bixi doontaa? Haddii aan maanta Somalidu fahmin dhagarta,siyaasadaysan ee Abiy Ahmed iyo Oromada Jigjiga gacanta Somalida wey ka baxaysaa!
Halkan kala soco war sax ah oo xaqiiqda ku salaysan.