Ceerigaabo waxaa ka taagan xaalad adag oo colaadeed taas oo u dhaxaysa Ciidamo kala taabacsan Maamul goboleedka Somaliland iyo Kuwa Ssc-khatumo iyo Maakhir,
Horay waxaa uga dhacay dagaalo isla ciidamadan u dhaxeeya,waxaana ka qaxay dhamaan shacabkii degenaa magaalada Ceerigaabo,hadda ayaa waxaa soo cusboonaaday in la isu mindiyo lisyto,
Comments