Skip to main content

Jigjiga

 Jigjiga waa magaalo madaxda DDS, waana magaalo istaraatiiji ah,dhan walba oo aad eegto,lkn waxay u muuqataa in Qoomiyadaha Ethiopia ay aad ugu soo fidayaa,iyaga oo si dhab ah u dedgaamaysanaya,haddii ay soo galootiga faraha badan tahay iyo haddii ay dhanka Canfarta iyo Oromada tahayba?

Jigjiga beri dhow gacanta Somalida maka bixi doontaa?

Haddii aan maanta Somalidu fahmin dhagarta,siyaasadaysan ee Abiy Ahmed iyo Oromada Jigjiga gacanta Somalida wey ka baxaysaa!


Comments

Popular posts from this blog

Iran

 Dagaalka Iran iyo Yuhuuda Dagaalka Iran iyo Yuhuudu wuxuu gala maalintii 6aad oo xidhiidh ah,waxaa muuqata in aan weli guul laga gaadhin Iran oo iyadu ku gacan sarayso sida muuqata. Iran waxay la soo baxaday awood dheeri ah oo aysan filayn Yuhuuda iyo Trum midna oo weli waxay Iran ridaysaa Hub casri ah oo ay ka mid yihiin Galtaalo Haybarsonik ah iyo Diyaarado Drone ah oo casri ah. Iran waxay weerartay ilaa 12 wadan oo khaliijka u badan waxaana ka mid ah dalalkaay weerartay: 1.Sucuudi 2 Emarates 3.Bahrayn 4.Kuwait 5.Qadar 6.Ciraaq 7.Qobrus 8.Seria 9.Turki 10.Azerbijan 11.Israil Inta la sheegay Dowladaha ay werertay Iran waxaa Saldhigyo kuleh Maraykan waana sababta ay u weerartay. Hadaba yaad isleedahay dagaalkan wey ku guulaysanaysaa?

Bisha Rabadaan

  Bisha Rabadaan maanta waa 19,Bisha sadex meelood baa tegay sida muuqata Alle ha inaga dhigo kuwa Alle Cibaadadooda aqbalo. Bisha Rabadaan waxay bilatay 17kii Feb ,waxaa la Soomay 18kii Feb , Feb waxay ku dhamaatay 28m. Waxaynu ku lahay Bisha Feb 11m,maanta Bisha March waa  8m,haddii aynu isu geyno 11+8=19m Rabadaan waxaa hay 11m haddii Alle idmo. Alle ha ina gaadhsiiyo Maalinta farxada oo ku beegan 19ka Feb

Xulista Baarlamaanka Dowladda Waqooyi Bari

 Xuslinta iyo kala saarista xubnaha Baarlamaanka Dowladda Waqooyi bari Somaliya oo meel fiican maraya,lana filayo in wakhti dhow ay soo gabagaboobaan. Guud ahaan waxaa si habsami leh u socda xulista xubnaha ka mid noqon doona,xildhibaanada Dowladda waqooyi bari. Gudida Hubinta iyo Ansaxintu sifiican ayey shaqadooda u wataan, weyna dhowdahay dhamaystirka shaqadu?