Maamulka puntland wuxuu dagaal adag kula jiraa Argagixusada Arxanka daran ee Daacish.
Dagaaladii u danbeeyey waxaa Argagixisada Daacish loogu awood sheegtay Buuraha gobolka Bari ee Calmiskat.
Khasaare badan ayaa loogu geystay Daacish Buuraha,inkasta oo Ciidamada Puntland khasaare soo gaadhay, hadana waxaa kooxda Daacish laga saaray Dhul balaadhan iyo Dhufaysyo badan oo muhiim u ahaa.





Comments