Skip to main content

Somalia

 Somalia waa dal madaxbanaan oo xornimadiisa qaatay 1960kii hal mar.

Ummadda Somaliyed waaUmmadda mid ah hal Diinleh,hal dad ah leh oo hal dal leh.
Ummadda Somaliyed meelkasta oo ay joogto xadmaleh,Somalidu wa hal Qabiil,ama hal Qowmiyad.

Ummadda Somaliyed waa Muslim 100% Isaril Aqoonsigeedu waa Yuhuud nala noqda ee maaha waxtar baan idiin haynaa,sababtoo ah Yuhuudi cidna wax matarto, haddiiYuhuudi waxtar leedahay Alle ma Nacdaleen.

Ummadda Somaliyed iyaga ayaa Aqoonsi isugu filan,maaha in aynu Gaalo iyo cawaankeed wax moodno dal hodan ah ayeynu leenahay.

Madaxweynaha Somaliland haddii uusan isagu Yuhuudi ahayn waa in uu ka noqdaa heshiiska Yuhuuda iyo Abraham Accordka?

Gobolada Waqooyi maanta waa sadex maamul goboleed oo kala ah:
1.Waqooyi bar state of somalia
2.Somaliland state of somalia
3.Awdal state of somalia

Somaliland dhulka ay sheeganayso maaha dhul ay leedahay iyo mid ay ka taliso toona,sababtoo ah Dowlado kale ayaa maamula.

Somaliland keliya waxay maamushaa Ama gacanta ku haysaa:
1.Hargesia
2.West Buroa

Yuhuuda iyo Aqoonsi kusheegeedu waa mid dhib u horseedaya dhamaan Ummadaha ku nool geeska Africa iyo gacanka Cadmeed.

Ummadda Somaliyed marnaba ogolaan maysu Aqoonsi beenaad dhulka Somaliyed iyo dadka somaliyed labo gaga dhigo!



Comments

Popular posts from this blog

Iran

 Dagaalka Iran iyo Yuhuuda Dagaalka Iran iyo Yuhuudu wuxuu gala maalintii 6aad oo xidhiidh ah,waxaa muuqata in aan weli guul laga gaadhin Iran oo iyadu ku gacan sarayso sida muuqata. Iran waxay la soo baxaday awood dheeri ah oo aysan filayn Yuhuuda iyo Trum midna oo weli waxay Iran ridaysaa Hub casri ah oo ay ka mid yihiin Galtaalo Haybarsonik ah iyo Diyaarado Drone ah oo casri ah. Iran waxay weerartay ilaa 12 wadan oo khaliijka u badan waxaana ka mid ah dalalkaay weerartay: 1.Sucuudi 2 Emarates 3.Bahrayn 4.Kuwait 5.Qadar 6.Ciraaq 7.Qobrus 8.Seria 9.Turki 10.Azerbijan 11.Israil Inta la sheegay Dowladaha ay werertay Iran waxaa Saldhigyo kuleh Maraykan waana sababta ay u weerartay. Hadaba yaad isleedahay dagaalkan wey ku guulaysanaysaa?

Bisha Rabadaan

  Bisha Rabadaan maanta waa 19,Bisha sadex meelood baa tegay sida muuqata Alle ha inaga dhigo kuwa Alle Cibaadadooda aqbalo. Bisha Rabadaan waxay bilatay 17kii Feb ,waxaa la Soomay 18kii Feb , Feb waxay ku dhamaatay 28m. Waxaynu ku lahay Bisha Feb 11m,maanta Bisha March waa  8m,haddii aynu isu geyno 11+8=19m Rabadaan waxaa hay 11m haddii Alle idmo. Alle ha ina gaadhsiiyo Maalinta farxada oo ku beegan 19ka Feb

Xulista Baarlamaanka Dowladda Waqooyi Bari

 Xuslinta iyo kala saarista xubnaha Baarlamaanka Dowladda Waqooyi bari Somaliya oo meel fiican maraya,lana filayo in wakhti dhow ay soo gabagaboobaan. Guud ahaan waxaa si habsami leh u socda xulista xubnaha ka mid noqon doona,xildhibaanada Dowladda waqooyi bari. Gudida Hubinta iyo Ansaxintu sifiican ayey shaqadooda u wataan, weyna dhowdahay dhamaystirka shaqadu?