Iran ayaa xaqiijisay Geerida taliyihii ciidamada Basij, kadib qoraal kasoo baxay taliska ciidamada ilaalada Kacaanta ee dowladda IRAN.
Balse welli si rasmi ah kagama hadal xaaladda Cali Larijaani oo ISR ay shaacisay maanta inay duqeyn ku dileen.
Dhinaca kale N-yahu ayaa markale soo muuqday maanta isagoo la joogo safiirka Mareykanka ISR, waxaana uu ku yiri u sheeg Trump waan noolahay welli.

Comments