Dowladda Waqooyi Bari Somalia iyo Shacabkeedu waa in ay ku baraarugsanaadaan dhagarta iyo khataraha kasoo jiijiileh Maamulka Argagixisada ah iyo Yuhuuda is garabsanaya,kuwaas oo raba in ay Magaca waqooyi bari meesha ka saaraan iyaga oo Yuhuud xigaal ka dhiganaya.
Dowladda Waqooyi Bari waa dowlad halgan iyo dhiig loo maray,oo nafo badan loo waayey maaha Dowlad ciyaar ku timid,Shacabbweynaha reer WBS waa in ay ilaashadaan Dowladdooda iyo deegaankooda?
Waqooyi Bari somalia waxay ka kooban tahay sadex gobol oo kala ah:
1.Togdheer
2.Sool
3.Sanaag
Shacabka WBS waxba la may dhisan maamulada hareeraha ka xiga sida puntland iyo Waqooyi galbeed.


Comments