Warar soo baxaya ayaa sheegaya in uu Bakhtiyey gaalkii weynaa ee Yuhuuda Netenyahu,12kii march ayaa Iran waxay weerar galtaalo iyo daron ah ku garaacday goobo lagu tuhmayey in uu joogo Yuhuudku,weli Yuhuudu maxay sheegin geerudiisa,awel warbaahinta Caalamka badabkoodu qorayaa dhimashadiisa ama dhaawaciisa.
Iran ayaa aad u bartilmaameedsanaysa kaabayaasha Yuhuuda iyo madaxdoodaba.
Waxaa todobaadkii sadexaad galay dagaalka Iran iyo gaalada ee Yuhuuda iyo Maraykanka,waxaanad mooda in Iran dagaalka ku gacan sarayso marka loo eego xulufada gaalada ee la dagaalamaysa iyo iyada oo keligeed la dagaalamaysa.
Dagaalka Bariga dhexe geeska Africa ma saamaynkaraa?
Haa wuu saamaynkaraa sababtoo ah aduunku waa isku wada xidhanyahay,haddii ay dhaqaalo noqoto iyo haddii ay dagaal toos ah noqotaba.
Maanta Yuhuuda waxaa u yeedhanaya iyaga oo asn aqoon u lahayn maamulka somaliland,haddii ay aqoon u leeyihiin uma yeedheen.
W/Q/ Nur Asad

Comments