Warar isoo taraya ayaa sheegaya ama sheki gelinaya in muuqaalka la soo geliyey baraha bulshada eeYuhuudkii Netenyahu uu AI yshay ee uu san ahayn xaqiiqo dhab ah oo ka turjumaysa noloshiisii, bal uu muuqaalku yahay mid gacan ku samays ah oo aan run ahayn ee Netenyahu goor hore Bakhtiyey!!
Dhaqanka Yuhuuda maaha in si sahlan ay u sheegtaan jabkooda,oo waxaa la sheegaa in Rw hore ee Yuhuuda Aryal sharoob wakhti badan Bakhtigiisa Yuhuudu qarinaysay isagoo weliba xilka hayey.

Comments