Warar soo baxaya ayaa sheegaya in galabta Iran iyo xulufadeedu weerareen Caasimada Yuhuuda ee Talabiib, oo maalmahanba ay ku hoobanayeen Madaafiicda Dowladda Iran.
Waxaa sadex todobaad kudhow dagaalka Iran iyo Xulufada gaalada ee Yuhuuda iyo Maraykanka.
Comments