Skip to main content

Posts

Jigjiga

 Jigjiga waa magaalo madaxda DDS, waana magaalo istaraatiiji ah,dhan walba oo aad eegto,lkn waxay u muuqataa in Qoomiyadaha Ethiopia ay aad ugu soo fidayaa,iyaga oo si dhab ah u dedgaamaysanaya,haddii ay soo galootiga faraha badan tahay iyo haddii ay dhanka Canfarta iyo Oromada tahayba? Jigjiga beri dhow gacanta Somalida maka bixi doontaa? Haddii aan maanta Somalidu fahmin dhagarta,siyaasadaysan ee Abiy Ahmed iyo Oromada Jigjiga gacanta Somalida wey ka baxaysaa!

Hees qaraami ah

 

Sanaag

Ceerigaabo waxaa ka taagan xaalad adag oo colaadeed taas oo u dhaxaysa Ciidamo kala taabacsan Maamul goboleedka Somaliland iyo Kuwa Ssc-khatumo iyo Maakhir, Horay waxaa uga dhacay dagaalo isla ciidamadan u dhaxeeya,waxaana ka qaxay dhamaan shacabkii degenaa magaalada Ceerigaabo,hadda ayaa waxaa soo cusboonaaday in la isu mindiyo lisyto,  

Puntland

Dagaalo khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo u dhaxeeya kooda Argagixisada ah ee Daacish ayaa todobaadan ka dhacayey Buuraha Calmiskat iyo maalada Dharjaale ee gobolka Bari

Dhirta Daawada ah