Skip to main content

Posts

Somalia

 Somalia waa dal madaxbanaan oo xornimadiisa qaatay 1960kii hal mar. Ummadda Somaliyed waaUmmadda mid ah hal Diinleh,hal dad ah leh oo hal dal leh. Ummadda Somaliyed meelkasta oo ay joogto xadmaleh,Somalidu wa hal Qabiil,ama hal Qowmiyad. Ummadda Somaliyed waa Muslim 100% Isaril Aqoonsigeedu waa Yuhuud nala noqda ee maaha waxtar baan idiin haynaa,sababtoo ah Yuhuudi cidna wax matarto, haddiiYuhuudi waxtar leedahay Alle ma Nacdaleen. Ummadda Somaliyed iyaga ayaa Aqoonsi isugu filan,maaha in aynu Gaalo iyo cawaankeed wax moodno dal hodan ah ayeynu leenahay. Madaxweynaha Somaliland haddii uusan isagu Yuhuudi ahayn waa in uu ka noqdaa heshiiska Yuhuuda iyo Abraham Accordka? Gobolada Waqooyi maanta waa sadex maamul goboleed oo kala ah: 1.Waqooyi bar state of somalia 2.Somaliland state of somalia 3.Awdal state of somalia Somaliland dhulka ay sheeganayso maaha dhul ay leedahay iyo mid ay ka taliso toona,sababtoo ah Dowlado kale ayaa maamula. Somaliland keliya waxay maamushaa Ama gacanta k...

Xulista Baarlamaanka Dowladda Waqooyi Bari

 Xuslinta iyo kala saarista xubnaha Baarlamaanka Dowladda Waqooyi bari Somaliya oo meel fiican maraya,lana filayo in wakhti dhow ay soo gabagaboobaan. Guud ahaan waxaa si habsami leh u socda xulista xubnaha ka mid noqon doona,xildhibaanada Dowladda waqooyi bari. Gudida Hubinta iyo Ansaxintu sifiican ayey shaqadooda u wataan, weyna dhowdahay dhamaystirka shaqadu?

Bini Adam

Bini Aadamku xurmo ayuu leeyahay, haddii aad Meyd Bini Aadam aragto haku jees jeesin?  

Buuhoodle

Gobolka Cayn, maamulkiisa iyo Bulshadiisa ayaa dib u dhaca ugu wacan. Bulshada Gobolka cayn waa in ay Maamulka gobolka ee dhiig miiratada ah, iska dul qaadaan? Maamulka Gobolka iyo kan Dowladda Hoose waxay dib u dhac weyn u geysteen Horumarkii Gobolka.

Ceerigaabo

 Deg deg, Ceerigaabo in ay nabad noqonto waxay ku iman kartaa in Maamulkasta daantiisa maamulo, taas baa nabad iyo wanaag ah lkn inta Maamulka Gobolka Waqooyi galbeed, diidan yahay taas Nabadi iman mayso. In la deegaankii Harti Maamulka Waqooyi galbeed iyo shacabkiisu si khasab ah ku deegaameeyaan waa arin nabada iyo xasiloonida cirka ku laalaysa,oo khatarteeda leh, keenina karta Colaad dabo dheeraata. Suldaanka Gadhweyn ee lahaa Dhulka iyo Deegaanka Harti waa in aad dhisataan,colaad cusub buu iclaamiyey,waxaan leeyahay war ka jooga waxaad kala kulmaysaan,cawaaqib xune? Colaadu waxay maraysaa maanta maamulo lkn haddii aad joojin weydaan arinta deegaamaynta colaadu waxay noqonaysaa, reer Hebel iyo in bidhaan la isku beegsado!! Hogaamiya Jamhada Waqooyi galbeed,wuxuu ka xunyahay kii ka horeeyey kuwani waa Doqomadii Dawacaley

Ciyaar dhaqameed