Skip to main content

Posts

Bakhtiga Netenyahu

 Wariye u dhashay dalka Maraykanka oo lugu magacaabo Ethan Levins,ayaa sheegay in uu bakhtiyey gaalkii weynaa ee Netenyahayu 8dii maarso,isaga iyo xaaskiisa iyo hogaamiye sars oo Qoyskiisa ah.
Recent posts

Cali Larjaani

 Iran ayaa xaqiijisay Geerida taliyihii ciidamada Basij, kadib qoraal kasoo baxay taliska ciidamada ilaalada Kacaanta ee dowladda IRAN. Balse welli si rasmi ah kagama hadal xaaladda Cali Larijaani oo ISR ay shaacisay maanta inay duqeyn ku dileen. Dhinaca kale N-yahu ayaa markale soo muuqday maanta isagoo la joogo safiirka Mareykanka ISR, waxaana uu ku yiri u sheeg Trump waan noolahay welli.

Dhimashada Netenyahu

 U.s military oo ah waaxda ciidamada military ayaa sheegay in uu dhintay Rw Israil Netenyahu iyagoo u tacsiyeeyey.

Weriye Jamaal Rayyan

  Qoraalkii ugu dambeeyay ee la sheegay inuu qoray weriyaha Jamal Rayyan ka hor geeridiisa 😥… waa erayo qalbiga ruxaya. Mararka qaar erayo lama akhriyo oo keliya… waa la dareemaa. Fariimo kalena ma yimaadaan qaylo iyo buuq weyn… balse waxay ku yimaadaan cod deggan oo raad qoto dheer reeba. Waxaa la sheegay in erayadii ugu dambeeyay ee loo nisbeeyay weriyahan ay ahaayeen kuwo gaaban, laakiin macne weyn xambaarsan: ✨ Sheekadii Fircoon waxay ku dhammaatay biyo. ✨ Sheekadii Namruud waxay ku dhammaatay kaneeco. ✨ Sheekadii Qaaruun waxay ku dhammaatay dhulka oo la liqay. ✨ Sheekadii Abraha waxay ku dhammaatay dhagxaan. Hal fariin oo kooban ayaa ka soo baxaysa taariikhda oo dhan: Ilaahay mararka qaar wuxuu ku dhammeeyaa dulmiga iyo kibirka sababaha ugu fudud, qalabka ugu daciifsan, xitaa makhluuqaadka ugu yar mararka qaarkood. 🕊️ Awooddu kuma jirto hub badan… Mana aha mid ku jirta qaylo sare… Dhammaadkuna ma aha mid gacanta ugu jira qofka u malaynaya inuu wax walba leeyaha...

Madaxweynaha Iran

 WAR CUSUB: Madaweynaha dalka Ira*n ayaa muujiyay in ay sii wadi doonaan weerarrada dariskooda ilaa inta Mareykanku uu joojinayo duullaamada uu uga soo qaadayo Tehran saldhigyada uu ku leeyahay Khaliijka. “ Weerarrada saldhigyada Mareykanka ee gobolka looga soo qaadayo Ira*n si loo carqaladeeyo xiriirka dariskeenna, waa in la joojiyaa” ayuu ku yiri qoraal uu soo saaray Madaxweynaha Ira*n Masoud Pezeshkian. Hadalkan ayaa imaanaya xilli dawladaha Khaliijku aysan wali qaadin wax tallaabo ah oo ay kaga falcelinayaan weerarrada Ira*n ay iska fogeysay kuna eedeysay Israa*l iyo Mareykanka oo lagu beegsanayo kaabayaasha dhaqaalaha dalalka Khaliijka.

Netenyahu

 Warar isoo taraya ayaa sheegaya ama sheki gelinaya in muuqaalka la soo geliyey baraha bulshada eeYuhuudkii Netenyahu uu AI yshay ee uu san ahayn xaqiiqo dhab ah oo ka turjumaysa noloshiisii, bal uu muuqaalku yahay mid gacan ku samays ah oo aan run ahayn ee Netenyahu goor hore Bakhtiyey!! Dhaqanka Yuhuuda maaha in si sahlan ay u sheegtaan jabkooda,oo waxaa la sheegaa in Rw hore ee Yuhuuda Aryal sharoob wakhti badan Bakhtigiisa Yuhuudu qarinaysay isagoo weliba xilka hayey. Warar sugan