Skip to main content

Majiro Aqoonsi rasmi ah


 Israil:Israil Aqoonsiga ay sheegtay in ay Maamulka Somaliland siisay ma yahay mid shsrci ah?

Marka loo eego Qawaaniinta caalamiga ah maaha sharci,ee waxa uu noqonayaa burburin sharci,Israil waxay ku xadgudubtay dhamaan qawaaniintii Aduunku dhigtay 1945tii,maamulka somaliland Aqoonsigu wuxuu kaga xidhan yahay Dowladda dhexe ee Somalia,xaqiiqda dhabta ah ee biyo kama dhibcaanta ahi waa taas.

Maanta Somaliland Israil dan ay leedahay ayey ku fushanaysaa lkn dan Somaliland ay u haysaa majirto totalba sababtoo ah maanta Yuhuudi iyadii baa gubanaysa oo Aduunkii oodhan baa nacay,gaal iyo muslimba maanta Yuhuud gabalkeed baa dhacay.


Maanta Maamulka Somaliland dabo qabasho ayuu leeyahay,uu dib uga laabto heshiis kusheegii Yuhuuda,sababtoo ah Yuhuudi haddii aad wax ku darsato,faa'iido ka heli maysid.

Taariikhada lama arag Yuhuudi cid ay waxtartay,Yuhuudi balanta 30kii daqiiqaba shanjeer bay ka baxdaa.


Ummadda Somaliyed iyadu ha wadahadasho oo xaalkooda wadajir haku dhamaysaan,dadka Somaliyed in ay iyagu cadow isu noqdaan maaha ee waa in ay isku tiirsanadaan maant aduunku meesha uu marayo maaha ummadda Somaliyed in ay kala tagaan!






Comments

Popular posts from this blog

Iran

 Dagaalka Iran iyo Yuhuuda Dagaalka Iran iyo Yuhuudu wuxuu gala maalintii 6aad oo xidhiidh ah,waxaa muuqata in aan weli guul laga gaadhin Iran oo iyadu ku gacan sarayso sida muuqata. Iran waxay la soo baxaday awood dheeri ah oo aysan filayn Yuhuuda iyo Trum midna oo weli waxay Iran ridaysaa Hub casri ah oo ay ka mid yihiin Galtaalo Haybarsonik ah iyo Diyaarado Drone ah oo casri ah. Iran waxay weerartay ilaa 12 wadan oo khaliijka u badan waxaana ka mid ah dalalkaay weerartay: 1.Sucuudi 2 Emarates 3.Bahrayn 4.Kuwait 5.Qadar 6.Ciraaq 7.Qobrus 8.Seria 9.Turki 10.Azerbijan 11.Israil Inta la sheegay Dowladaha ay werertay Iran waxaa Saldhigyo kuleh Maraykan waana sababta ay u weerartay. Hadaba yaad isleedahay dagaalkan wey ku guulaysanaysaa?

Ceerigaabo

 Deg deg, Ceerigaabo in ay nabad noqonto waxay ku iman kartaa in Maamulkasta daantiisa maamulo, taas baa nabad iyo wanaag ah lkn inta Maamulka Gobolka Waqooyi galbeed, diidan yahay taas Nabadi iman mayso. In la deegaankii Harti Maamulka Waqooyi galbeed iyo shacabkiisu si khasab ah ku deegaameeyaan waa arin nabada iyo xasiloonida cirka ku laalaysa,oo khatarteeda leh, keenina karta Colaad dabo dheeraata. Suldaanka Gadhweyn ee lahaa Dhulka iyo Deegaanka Harti waa in aad dhisataan,colaad cusub buu iclaamiyey,waxaan leeyahay war ka jooga waxaad kala kulmaysaan,cawaaqib xune? Colaadu waxay maraysaa maanta maamulo lkn haddii aad joojin weydaan arinta deegaamaynta colaadu waxay noqonaysaa, reer Hebel iyo in bidhaan la isku beegsado!! Hogaamiya Jamhada Waqooyi galbeed,wuxuu ka xunyahay kii ka horeeyey kuwani waa Doqomadii Dawacaley

Bisha Rabadaan

  Bisha Rabadaan maanta waa 19,Bisha sadex meelood baa tegay sida muuqata Alle ha inaga dhigo kuwa Alle Cibaadadooda aqbalo. Bisha Rabadaan waxay bilatay 17kii Feb ,waxaa la Soomay 18kii Feb , Feb waxay ku dhamaatay 28m. Waxaynu ku lahay Bisha Feb 11m,maanta Bisha March waa  8m,haddii aynu isu geyno 11+8=19m Rabadaan waxaa hay 11m haddii Alle idmo. Alle ha ina gaadhsiiyo Maalinta farxada oo ku beegan 19ka Feb