Skip to main content

Posts

Adna Aden

 Waa maxay sababta Habarta Adna Aden xilligan aad loogu hadal hayaa?  Adna Aden ma Gaaladbaa mise waa Muslimad?  Dhaqanka Adna Aden ma mid Muslimbaa mise waa mid Gaal? Maxay tahay sababta loo siiyey bilad sharafta Templeton Prize? Adna Aden muuqaal ahaan uma eka Qof Muslim ah dhaqan ahaan. Adna Aden inbadan waxaa lagu xamayn jiray in ay furtay School iyo Jaamacad lagu magacaabo Abaarso oo soo saarta Arday dhaqan xun,sida dadka isku Jinsiga ah ee wax iska dayda. Adna Aden waxaa bilad sharafta lagu siiyey baa layidhi,in ay sheegtay in Diimuhu isku mid yihiin,oo aysan waxba ku kala bedelayn badan koodu. Biladan horay yaa loo siiyey? Biladan waxaa horay loo siiyey Haweenay lagu magacaabi jiray Mother trezy 1973,waxayna ahayd Naag u Ololaysa,Diinta Christainka. Somaliland Adna waxay ugu magacaaban tahay,Ergeyga arimaha Citiraaf raadinta,waana shiqsi muhiim u ah marka laga hadlayo meesha ay ugu jirto Somaliland. Somaliland ma Diinta Christainka ayaa laga faafiyaa? Ka dhiibo ra'...

War deg deg ah

 Wararka ka imanaya gobolka Togdheer ayaa sheegaya in maanta dagaal ka dhacay Tuulada lagu magacaabo Cali Saahid,halkaas oo Burco kaga beegan dhanka hawdka,dagaalka ayaa wuxuu u dhexeeyaa labo beelood oo walaalo ah oo halkaas wada dega,dagaalka ayaa salka ku hayaa muran dhuleed,warka ayaa intaas ku daraya inkhasaare kala duwan soo kala gaadhay Maleeshiyo beeleedka dagaalku dhexmaray,waxaa la sheegay in hal ruux ku dhintay dhowr kalena ku dhaawacmeen.  Wixii warar ah ee kasoo kordha kala soco:Www.Somaliman.com 

Hargeysa

 Wararka ka imanaya magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in Habeenkii xalay Qof Dumar ah lagu kufsaday Xaafada lagu magacaabo Jigjiga yar,indhoweyd waxaa soo baxayey wararka sheegaya in Somaliland Kufsigu kusoo badanayo,

Buuhoodle

 Buuhoodle waa deegaan balaadhan,Wadaamogoo ilaa Balicad,Xaadhadhan ilaa Baliharac,badan kooda waxaa helay Roobkii Guga,oo meelo badan helay,inkasta oo xarunta Gobolku Roob yar tahay,Alle waxaan weydiisanaynaa Roob khayr qaba,

Sool

 Sool wey xoroobaysaa,wakhti dhow,snm'na dib ugu soo laaban mayso,ciidamada xaq u dirirka Ssc waa in ay u diyaar garoobaan,sidii ay cadowga Taagta daran u jabin lahaayeen?