Skip to main content

Posts

Majiro Aqoonsi rasmi ah

 Israil:Israil Aqoonsiga ay sheegtay in ay Maamulka Somaliland siisay ma yahay mid shsrci ah? Marka loo eego Qawaaniinta caalamiga ah maaha sharci,ee waxa uu noqonayaa burburin sharci,Israil waxay ku xadgudubtay dhamaan qawaaniintii Aduunku dhigtay 1945tii,maamulka somaliland Aqoonsigu wuxuu kaga xidhan yahay Dowladda dhexe ee Somalia,xaqiiqda dhabta ah ee biyo kama dhibcaanta ahi waa taas. Maanta Somaliland Israil dan ay leedahay ayey ku fushanaysaa lkn dan Somaliland ay u haysaa majirto totalba sababtoo ah maanta Yuhuudi iyadii baa gubanaysa oo Aduunkii oodhan baa nacay,gaal iyo muslimba maanta Yuhuud gabalkeed baa dhacay. Maanta Maamulka Somaliland dabo qabasho ayuu leeyahay,uu dib uga laabto heshiis kusheegii Yuhuuda,sababtoo ah Yuhuudi haddii aad wax ku darsato,faa'iido ka heli maysid. Taariikhada lama arag Yuhuudi cid ay waxtartay,Yuhuudi balanta 30kii daqiiqaba shanjeer bay ka baxdaa. Ummadda Somaliyed iyadu ha wadahadasho oo xaalkooda wadajir haku dhamaysaan,dadka Somaliyed...

Dowladda Waqooyi Bari

  Dowladda Waqooyi Bari  Somalia iyo Shacabkeedu waa in ay ku baraarugsanaadaan dhagarta iyo khataraha kasoo jiijiileh Maamulka Argagixisada ah iyo Yuhuuda is garabsanaya,kuwaas oo raba in ay Magaca waqooyi bari meesha ka saaraan iyaga oo Yuhuud xigaal ka dhiganaya. Dowladda Waqooyi Bari waa dowlad halgan iyo dhiig loo maray,oo nafo badan loo waayey maaha Dowlad ciyaar ku timid, Shacabbweynaha reer WBS  waa in ay ilaashadaan Dowladdooda iyo deegaankooda? Waqooyi Bari somalia  waxay ka kooban tahay sadex gobol oo kala ah: 1. Togdheer 2. Sool 3. Sanaag Shacabka WBS  waxba la may dhisan maamulada hareeraha ka xiga sida  puntland  iyo  Waqooyi galbeed .

Netenyahu

 Warar soo baxaya ayaa sheegaya in uu Bakhtiyey gaalkii weynaa ee Yuhuuda Netenyahu,12kii march ayaa Iran waxay weerar galtaalo iyo daron ah ku garaacday goobo lagu tuhmayey in uu joogo Yuhuudku,weli Yuhuudu maxay sheegin geerudiisa,awel warbaahinta Caalamka badabkoodu qorayaa dhimashadiisa ama dhaawaciisa. Iran ayaa aad u bartilmaameedsanaysa kaabayaasha Yuhuuda iyo madaxdoodaba. Waxaa todobaadkii sadexaad galay dagaalka Iran iyo gaalada ee Yuhuuda iyo Maraykanka,waxaanad mooda in Iran dagaalka ku gacan sarayso marka loo eego xulufada gaalada ee la dagaalamaysa iyo iyada oo keligeed la dagaalamaysa. Dagaalka Bariga dhexe geeska Africa ma saamaynkaraa? Haa wuu saamaynkaraa sababtoo ah aduunku waa isku wada xidhanyahay,haddii ay dhaqaalo noqoto iyo haddii ay dagaal toos ah noqotaba. Maanta Yuhuuda waxaa u yeedhanaya iyaga oo asn aqoon u lahayn maamulka somaliland,haddii ay aqoon u leeyihiin uma yeedheen. W/Q/ Nur Asad

Abwaan Cilmi Carab Abdi

    Gabaygii Cilmi Carab Cabdi ku darsaday Silsiladdii Rayad   Hooyaale gabay waayadeer haabka kuma hayne In dhoweydba waataan ka hadhay himiladiisiiye Ma hawalinnin maansooyinkii igu habboonaaye Hoorri waliba goortuu tirshaan daayay hadalkiise Hayeeshee xaluun baan hurdada haatuf ii yimiye Qaar baa halleeyee haddaan miinka ka higgaadsho Heelkaan ka maansoonayaa loo hanweyn yahaye Iga hooya waa taad beryahan ku holganaydeene Hebednimadu waa waxay rag yari kuu hunguriyayne Haddii aad halyey wada tihiin hanad ahoo dhiirran Ninna ma holliyeen xoolahaad, gacan ku haysaane Hubka iyo raggaba adiga oo hodan ahoo buuxa Habaar weeye Habar Yoonis aad hiil u dayataaye Haddii aadan hoollinayn dagaal hebelna aad weydo Holgantoo naftaad geeridii kala hawooteene Waase lama huraan mowd inaad ka hor timaaddaane Hayin iyo anoo layga dhacay halo an maalaayay Intuu Halab karuurkeed nin kale dhamo ma hoydeene Anoo hilib ugaadheed ku nool kama hadheen Xiise Idinkuna hablaad ugu darteen hadiyad...

Talabiib

 Warar soo baxaya ayaa sheegaya in galabta  Iran iyo xulufadeedu weerareen Caasimada Yuhuuda ee Talabiib, oo maalmahanba ay ku hoobanayeen Madaafiicda Dowladda Iran. Waxaa sadex todobaad kudhow dagaalka Iran iyo Xulufada gaalada ee Yuhuuda iyo Maraykanka.

Tiktokerk

  Tiktokerka caanka ah ee Master yare oo ku dhow in uu gaadho 100k oo followers xilli dhow,asxasbtu waa in ay inta ka dhiman hal saac gudahood ku buuxiyaan? Guul baan u rajaynayaa Master yare